Masuuliyin ka tirsan Puntland oo kulan la qaatay wafdi Midowga yurub kamid ah

Masuuliyin ka tirsan Puntland oo kulan la qaatay wafdi Midowga yurub kamid ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Gudoomiyaha Hay’ada Musiibooyinka Puntland ayaa kulan laqaatay wafdi kasocda Xafiiska Midawga Yurub qaybtiisa Bini’aadantinimada.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa kuweheliyay madaxda hay’ada UNICEF Puntland.

Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii midawga Yurub uu uga taageeri lahaa shacabka Puntland saamaynti kadhalatay abaarti kadhacday Puntland.

Midawga Yurub ayaa balanqaaday barnaamijyo xalwaara loogu helaya abaaraha soo noqnoqday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com