Maxkadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta oo tariikhdu tahay 20/5/2019 Xukun ku riday labo Eedaysane ,oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar ( Asad ) oo 21 jir ah iyo Maxamed Cali Boorow ( C/xakin ) oo 25 jir isla markaana ku Eedaysnaa dambiyo kala duwan .
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa qoraal soo saartay waxayna sheegtay in labadan Eedaysane oo kala ah .
Canshuur Cusmaan Abuukar ( Asad ) oo 21 jir ah Ina Faadumo Aadan Cusmaan oo ku dhashay Shabeelada dhexe , iyo Maxamed Cali Boorow ( C/xakin ) oo 25 jir ah Ina Xaawo Cawil Mursal ku dhashay Baydhabo .
Xukunka Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku Xukuntay labadan Eedaysane Dil Toogasho ah .
COMMENTS