Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20/5/2019 waxaa kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya Saacadaha soo socda .
Ujeedka Kulankan ay yeelanayaan Xildhibanada Golaha Shacabka ayaa ah ka doodista Saddex qodob oo kala ah .
-U Codaynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa
– Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedka doorashooyinka
-Akhrinta Saddexaad ee wax ka badelka Sharciga Batroolka
Xildhibaanada Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya.ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo .
COMMENTS