Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa Magaalada Baladwayne waxa uu kulan kula yeeshay Saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adaha Qaramada Midoobay ee uu fadhigeedu yahay Baladwayne .
Kulankaas ayaa waxa looga hadlay dardargelinta arimaha Cadaalada,Maxaabiista iyo sidii loo dhisi lahaa Xabsiyo iyo Mashaaricyo dib u dhis ah .
Kulankan oo dhacay xarunta Magaalada Baladwayne waxa uuna kusoo dhamaaday is Afgarad.
COMMENTS