Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Guddiga dib u habaynta gobolka Mudug maxay ka badali karaan xaalada gobolka (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa inta uusan uamba bixin dalka Shiinaha waxa uu magacaabay guddiga dib u habaynta Hay,adaha dowladda ee gobolka Mudug oo uu guddoomiye uyahay wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Puntland.

Hadaba guddigan maxay tahay shaqadooda? sideese wax uga badali karaan xaalada magaalada Gaalkacyo? su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay wasiirka arimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban Cad.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com