Ciidamada amniga ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay Nin habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku dilay nimco Cumar Shire oo ahayd gabar ardayad oo dilkeeda loo adeegsaday Toorey.
Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo warasi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa sheegay in gacanta dowladda uu ku jiro ninkan sharcigana la soo taagi doon.
Alaha unaxariisteen Nimco Cumar ayaa shalay lagu aasay duleedka magaalada Gaalkacyo.
COMMENTS