Cawil Axmed Yuusuf oo ah maamulaha xarunta haweenka dhimirka la’a ee marwo oo ah xarun lagu xanaaneyo dumarka dhimirka la’, xaruntan waxaa gacanta ku hayo wiil dhalinyaro ah oo si isxil qaan ah ugu istaagay haweenka la ildaran xanuunka waalida ,sida aan wada ognahay waayadaan waxaa deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaaso ku soo badanaya haweenka la daalaadhacaya Xanuunka waalida .
Cawil waxa uu ku daweeya haweenka dhimirka la’a Qur’aanka kariimka ah sida uu sheegay cawil majirto Cid gacan kasiisa ama maalgalisa .
Cawil Axmed Yuusuf oo ah maamulaha xarunta marwa waxa uu u waramay wariye Hodan Sulub Diini.
Hoos ka dhageyso .
COMMENTS