Korneyl Maxamuud Cumar Qolombi oo horey uga mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland ayaa waraysi dheer uu u siyeey Radio Daljir waxa uu ku falaanqaynayaa xoreynta iyo mideynta Sanaag iyo xaaladda maanta ee gobalka. Waxaa kale oo uu ka warramayaa isbaddala ka socda gobolka iyo qorshaha socda beegsanayana sidii astaamaha iyo horjoogasyaasha siyaasadda Soomaali-diidka u matala looga suulin lahaa gobolka.
Hoos kaga bogo.
Xoreynta & mideynta Wasiir Gallan ee gobolka Sanaag kabacdi Puntland maanta maxaa la gudboon?
COMMENTS