Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo ka jawaabaya su’aal Warbaahinta Daljir oo abbaaraysa halhays looga bartay madaxda Puntland xilliyada dagaalka ee ahayd “Shacabka gobol hebel ha is-difaaco” muxuu ka yiri? Muxuu se Wasiir Gallan ka yiri siyaasadda dowladda Puntland ee ku wajahan gobolka Sanaag oo hadda ku tallaabsatay hormar iyo iskuduubnaan bulsho?
COMMENTS