Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)

Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa  dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan madaxa xukuumada Galmudu ayaa faah faahin ka bixiyay howgallo ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulkaas,kuwaas oo lagu soo qabtay dad ku eedeysan dil ka dhacay duleedka Magalada Dhuusamareeb.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay dhuusamareeb ayuu ku sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacanta ku dhigeen dad ku eedeysay Afartii ruux ee todobaadkii hore lagu dilay deegaanka Dhan-Waris,kuwaas oo dhamaantood kasoo jeeday deegaanada Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com