Wacaal daray ah: Madaxweynihii hore Masar oo geeriyooday (Daawo)

Wacaal daray ah: Madaxweynihii hore Masar oo geeriyooday (Daawo)

Wararka deg deg ah ee ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta daljir ayaa sheegaya in gordhawayd uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi.

geeridiisa ayaa timid, kaddib markii uu ka soo muuqday Maxkamad,sida ay shaacisay Warbaahinta dalka masar,

dhinaca kale Maxamed Mursi ayaa ahaa Madaxweynihii u horeeyay ee si dimoqraadi loo soo doortay, kaddib kacdoonkii 2011 xukunka looga tuuray Xusni Mubaarak.

2013 ayaa Milateriga uu hoggaaminayay Abdelfatah Al Sisi ay afgambiyeen, xabsi ayaa loo taxaabay, isaga iyo xubnihii Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

Diwaanka

Wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com