Falanqeyn : Sidee loo maxkamadeeyay Mursi? maxaase xigi doona Mursi kadib xaalada Masar? (dhegayso)

Falanqeyn : Sidee loo maxkamadeeyay Mursi?  maxaase  xigi doona Mursi kadib xaalada Masar? (dhegayso)

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Qaahira lagu aasay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi oo maxkamad la soo taagay maalinimadii shalay,una geeriyooda xaalada caafimaad.

Geerida Mursi ayaa waxaa si aad ah loogu hadal hayay baraha ay bulshada ku xiriirto iyo warbaahinta caalamka oo aad ufalnqeynayay.

Hadaba Ustaad Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo Bare ka ah Jaamacadaha magaalada Gaalkacyo,falanqeeyana arimaha caalamka ayaa wariye Xasan Heykal waxa uu ka waraystay taariikhda Mursi ? sidii loo maxkamadeeyay, qaabkii uu ugeeriyooday? iyo waxa xigi doona Mursi kadib xaalada Masar?.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com