Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Dalka Noorwey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Dalka Noorwey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socda oo Puntland soo gaadhay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo weftiga Safiiradda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo sii horumarin lahaa mashaariicda Dowladda Norway ay ka fuliso gudaha Puntland, kulanka Kadib Madaxweynaha iyo Safiiradda ayaa si wada jira u faahfaahiyey dulucda kulankooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com