Madaxweyne Laftagreen oo ka qayb galay Kulan Su’aalo lagu waydinayeey

Madaxweyne Laftagreen oo ka qayb galay Kulan Su’aalo lagu waydinayeey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay waxaa uu ka qeyb galey Gole_Furan oo ah Barnaamij ay Su’aalo iyo Fikradaha ay Qabaan Dhallinyarada , Aqoonyahanada ku Weydinayen Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Madaxweyne Laftagareen ayaa Dhanlinyarada Baydhabo mid kasta ka dhageystay Taladiisa iyo su’aashiisa , Isagoona ugu jawaabeyay si toos ah inta lagu guda jiray Barnaamijka gole Furan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen aya Ugu dameyn Dhalinyarada Aqoonyahanadaha kula Dar daarmay in qeyb weyn ay ka qaataan Dhisimaha Dowladnimada Iyo Horumarka Deeganadooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com