Maxkamadda Bosaso oo ay ka socoto xukunka guddiga dhismaha wadada Bosaso

Maxkamadda Bosaso oo ay ka socoto xukunka guddiga dhismaha wadada Bosaso

Waxaa goordhowayd ka bilaabatay maxkamadda daradajada koowaad ee gobolka Bari fadhigeeda Bosaso dhagaysiga dacwad ka dhan ah guddiga dhismaha wadada bartamaha ee Bosaso oo lagu soo eedeeyey lacago inay ka heleen dowladda faderaalka oo aan lasoo marsiin Puntland.

Guddigan oo ka kooban afar xubnood ayaa ku xirnaa magaalada Bosaso maalmihii lasoo dhaafay.

Madaxwayne Deni oo ka hadlayay kiiskooda oo abuuray xiisad kadib markii qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ay diideen uu codsaday in lagu kalsoonaado sharciga.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com