Gorma laga qabanaya Shirweynaha dib u heshiinta Galmudug? (Daawo)

Gorma laga qabanaya Shirweynaha dib u heshiinta Galmudug? (Daawo)

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka.

Guddigan oo dhowaan ay dowlada federalku magacawday ayaa sidoo kale sheegay in shirka uu ka dhici doono magaalada Dhuusamareeb isla markaana ay ka qeybgali doonaan 356 ergo oo matalaya beelaha dega Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com