Axad, Feberaayo 07, 2016 (Daljir) —Magaalada Bosaaso oo ah Xarutna Ganacsiga Puntland ayaa Maalmahan Waxaa laga Dareemayay isbadal Dhanka Bilicda ah ,
Dawlada Hoose ayaa caawa waxa olole Nadaafaded ay ka bilawday Midkamid ah Wadooyink Halbawlaha u ah Magaalada , Waxayna Dawladu ay sheegtay in Sabata ay Shaqa maal moodkooda ay ugu badaleen Xiliga Habeenkiiya xiliga Maalinimada oo ay Dadka iyo Gaadiidka ay kubadan yihiin Magaalada Taasina aysan Suurta Gal ahay
Hadaba Xildhibaan Maxamed Maax Colw Waxa uu ka mid yahay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Dagmada Bosaaso ayaa la hadlay wariye Xasan Haykal.
Dhagayso
COMMENTS