DHAGAYSO:Doodda Maan-Hadal oo ku Saabsan Wada-hadalladii Fashilmay ee Garowe

Bosaso, 12, Febru, 2016 -(Daljir)_Waxaad ku soo dhawaataan barnaamijkii Maan-hadal oo todobaadkan diiradda lagu saarayo wada-hadaladii Fashilmay ee u dhaxeeyay dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka.
 
Waxaan doodda Todobaadkan ka qayb-galaya mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka warfaafinta Puntland Maxamud Xasan Soocadde iyo siyaasin kale oo caan ka ah gayiga Somalia.
 
Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com