Garowe, 13, Febru, 2016 – Siyaasi Axmed Cigaal Cawaale oo xilal kale duwan kasoo qabtay Dawladda Puntland ayaa ugu baaqay Madaxwayne Xassan Shiikh inuu is-casilo isagoo u waramayay barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir.
Siyaasi Cawaale ayaa ayaa si qoto dheer waxaa uu uga hadlay taariikhdii SYL 1954-tii iyo taladii Soomaali xilligaasi ay Soomaalidu ku hishiiyen, kuna samaysteen Calan iyo Iyo Astaan.
Hoos ka dhagayso Hadalkii Siyaasi Axmed Cigaal Cawaale
COMMENTS