(Dhagayso) 13_Febru_2016 Barnaamijka Subaxnimo ee Saakay iyo Dunida ee Radio Daljir Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali

Barnaamijka subaxnimo ee Saakay iyo Dunida oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Gaalkacyo waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdinaasir Maxamed Cali.
 
Dawladaha Soomaaliya Iyo Kenya oo ka wadaxaajoonaya dalxiiska iyo duurjoogta,
 
Eedeyn loo soo jeediyay shirkada Biyaha Nebka ee Gaalkacyo,
 
Xarunta Dhaqanka Aw-Jaamac oo laan ka furatay Gaalkacyo Iyo qodobo kale 
 
Barnaamijkii oo dhammaystiran hoos ka dhagayso.
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com