Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Pro Maxamed Jaamac Salaad ayaa dhawaan Aqalka cad ee looga taliyo dalka Mareykankan kaga qayb galay kulan quraac ah oo Madaxweynaha Maraykanku Obaama usameeyey siyaasiyiin iyo aqoon yahano beesha caalamka kakala yimid kuwaasoo uu marti qaaday Obaama.
Soomaaliya kulankaas waxa magaceeda uga qayb galay Maxamed jaamac salad oo kulankaas ka jeediyey baahida caafimaad ee Puntland gaar ahaan sidii loo horumarin laha isbitaalka guud ee gobolka Mudug Maxamed jaamac salaad waxa uu hada joogaa Dalka Canada gaar ahaan magaalada Kaalgeri
Hadaba kulanka quraacda ah iyo waxyaabihii looga hadlay wuxuu caawa khadka taleefanka ee Canada ugaga waramay Jamaal Faarax Aadan.
Dhagayso
COMMENTS