Dowladda oo ka hadashay sababta u u baqday keenista Meydka AUN Yarisow (Daawo)

Dowladda oo ka hadashay sababta u u baqday keenista Meydka AUN Yarisow (Daawo)

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sababta keentay in maanta ay baaqato Diyaaradii soo qaadi laheyd Meydka Gudoomiyihii gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Guddiga qaban qaabadda ayaa sheegay in diyaaradda ay u baaqatay sababo dhanka Farsamada ah, islamarkaana maalinta berri ah la keeni doono.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com