Somalia, 16, February, 2016-(Daljir)_Dowladda Puntland ayaa ka hor-timid in wax laga badalo dastuurka dowladda Federaalka ah ee Somaliya ka dib markii Barlamaanka Somaliya looga gudbiyay xeer-hoosaadyo ka tirsan dastuurka si ay wax uga badalaan.
Wasiir ku xigeenka dastuurka Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil ayaa arintan uga wariye Jaamac Cabdiraxman oo ku sugan Garowe.
Dhagayso
COMMENTS