DHAGAYSO:Qaybtii Labaad ee Marti-soor oo uu Marti-ku yahay Cali Khaliif Galaydh

Bosaaso, Febru, 18, 2016 -(Daljir)_ Ku soo dhawaada BArnaamijkii Martisoor oo aan ku soo qaadanaynno qayb labaad oo kamid ah waraysi aynu la yeelanay Prof. Cali Khaliif Galaydh.


Qaybtan waxaa uu kaga hadlayaa khibraddiisa dowladihii uu la soo shaqeeyay iyo waxyaabihii uu u soo joogay ka hor intii aysan bur-burin dowladda Dhexe ee Somalia.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com