Kuuriyada Waqooyi oo gantaalo tijaabisay kana caraysan dhoolatuska Mareykanka iyo S Korea

Kuuriyada Waqooyi oo gantaalo tijaabisay kana caraysan dhoolatuska Mareykanka iyo S Korea

Kuuriyada Waqooyi ayaa ku hanjabtay inay qaadi doonto tijaabooyin cusub gantaalada noocyada ridadoodu dheeryahay, waxaana muddo ka yar laba todobaad ay tijaabisay 12 gantaal, iyadoona siwayn uga caraysan dhoolatuska militari ee wadajirka ah ee Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed.

Qoraal kasoo baxay Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu sheegay in laba mashruuc oo ganataalada cinjirka ee ridada gaaban, uu marayo heer gabagabo ah.

Gantaaladan ayaa loo tiday dhanka gacanka xeebaha Bari ee loo yaqaan Badda Jabaan, waxaana uu jaray masaafo dhan 37km oo xawaare ah dhowrkii daqiiqadoodba.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com