DHAGEYSO:Gudoomiyaha Gobolka Kar-kaar oo ka warbixiyay xaaladda Guud ee Gobolka

Bosaaso, Febru, 20, 2016 -(Daljir)_Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe (Dhaqaaje), oo maanta waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolka iyo waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey.
 
Mudane Cabdulqaadir Siciid Carshe (Dhaqaaje), ayaa sheegay inay waxbadan ka qabteen maamul baahinta gobolka, adkaynta ammaanka guud, dagaalka kadhanka ah xaalufka deegaanka, wuxuuna sidoo kale kahadlay abaaraha kajira gobolka.
 
Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe kusugan ayaa gudoomiyaha waraystay ugu horayntiina wax ka waydiiyey wixii u qabsoomay.
 
Dhageyso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com