Bosaaso, Febru, 20, 2016 -(Daljir)_Dowladda Somaliya ayaa la sheegay in ay ogtahay dadkii Qarxiyay Hotel Central oo la wareeray maanta oo kale sanadkii hore ,isla markaana ay ku guul-daraysatay in ay cadaaladda horkeento kooxihii weerarkaas gaystay.
Dhagayso
COMMENTS