War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya marnaba aqbali karin sii socoshada dagaal beeleedyad khatarta ku ah xasilloonida iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
Akhriso.
COMMENTS