Puntland iyo Yemen oo iska kaashaday soo qabashada eedaysane dil gaystay

Puntland iyo Yemen oo iska kaashaday soo qabashada eedaysane dil gaystay

 

 

Ciidamada ammaanka ee Yemen iyo dowladda Puntland ayaa ku guulaystay soo qabashada eedaysane dil horay uga haystay magaalada Qardho 8dii bishaan.

 

 

Ciidamada PSF iyo sirdoonka Yemen ayaa howlagalkan kusoo qabtay eedaysanelaha horay udilay Dirir Cabdi Gufure oo ahaa maamulaha hotelka Gufure ee Qardho, kadib markii ay is khilaafeen.

Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cabdulaahi Xaashi Shuuriye ayaa soo gaarsiiyay eedaysanahan magaalada Bosaso ee Gobolka Bari.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abduraxman jamac 5 years ago

    waa tilaabo wanaagsan mar hadii gacanta lagu sodhigay ruuxas dilka ugaystay walaalkiis muslimka ahaa waana bogadinayaa soqabashadiisa waa mahad san yihiin bahda raadio Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com