Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

Booyada Biyaha oo gaartay $500 kadib markii uu jabay ceel biyoodkii Tuulada seemade ee Gobalka Mudug.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur oo kormeer shaqo ku gaaray degmada Jariiban ee Gobalka Mudug ayaa ka warbixiyey mashaariic horumarineed oo ka socday degmada Jariiban iyo Garacad waxaa kale oo ka waramay biyo dhaamin loo samaynayo shacabku Tuulada seemadi oo ma toorkii ka jabay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com