Garacad, 14, March, 2016 – Guddoomiyaha deegaanka Garacad Cabdinuur Cabdullaahi Xirsi oo goor-dhwayd u waramay Daljir ayaa ka warbixiyay shir ay Shabaab galabtay la qaateen.
Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Shabaab ay u sheegeen in ay gaalada la dagaalamayaan, isla markaana safar yihin, waxaana uu hadalkiisa raaciyay in ay ka codsadeen dedka Garacad in ay la shaqeeyaan Shabaab
Waxaa waraystay goor dhow wariye Jamaal Faarax Aadan
Hoos ka dhagayso
COMMENTS