Waxgaradka Puntland oo ka hadlay xaaladda kismaayo (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo ka hadlay xaaladda kismaayo (dhegayso)

Xili magaaladda kismaayo lagu doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa hadana waxaa siyaabo kale lagu doortay inay Madaxweynaha jubbaland yihiin cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir seraar kuwaas oo sheegay inay yihin madaxda Jubbaland.

Hadaba qaar kamid ah waxgaradka Puntland siiba kuwa Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda kismaayo iyo wajiyadda cusub ee ay yeelatay siyaasadda Jubbaland.

Caaqil shalayste oo kamid ah odayaasha Magaaladda Garoowe oo Radio daljir la hadlay ayaa ku baaqay in xaaladda Nabad iyo is gacan qabsi lagu xaliyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com