Garacad, 21, March, 2016-(Daljir)_Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu soo laabanaya dalka, kadib safar uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaa uuna halkaas kula soo kulmay masuuliyiin iyo Jaaliyadaha gobolada Maraykanka ee Puntland.
Cabdiwali Gaas oo dalka Ethiopia kasoo duulaya, ayaa wuxuu kula kulmay Saraakiil ciidan oo ay kawada hadleen taageerada Puntland ee dagaalk a ay kula jirto kooxda Al-shabaab.
Gaas oo imaanaya Garowe ayaa warbaahinta qaarkeed waxaa laga yaabaa inay wax ka weydiiyaan dagaalka ciidamada dowladda Puntland kula jiraan kooxda firxadka ah ee Al-shabaab.
COMMENTS