Barakacayaasha Gaalkacyo oo Guryo loo dhisay (dhegayso)

Barakacayaasha Gaalkacyo oo Guryo loo dhisay (dhegayso)

Mamaulka degmada Gaalkacyo ayaa maanta qoysas barakacayaal ah wax uu ku wareejiyay guryo looga dhisay duleedka magaalada.

Saahid Maxamuud Cali oo ah Duq degmada Gaalkacyo ayaa sheegay i qofkasta oo qoyaskan ka mid ah la siin doono furayaasha guryahooda.

maamulka ayaa sheegay in dadkan ay helidoonaan adeegyadii aasaasiga ahaa sida,waxbarashada, Caafimaadka Biyaha, iyo Korontada.
qaar kamid ah dadkii barakacayaasha ahaa ee lagu wareejiyay guryahan ayaa umahad celiyay maamulka gobolka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com