Wasiirka amniga Puntland oo khudbad ujeediyay ciidamada Puntland ee Sanaag (daawo)

Wasiirka amniga Puntland oo khudbad ujeediyay ciidamada Puntland ee Sanaag (daawo)

Wasiirka amniga Puntland oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Sanaag, wasiiro iyo xildhibaano ayaa khudbad ujeediyay ciidamada Puntland ee gobolka Sanaag oo ay ku jiraan ciidamadii dhowaan kasoo baxay maamulka Somaliland ee Soomaaliya diidka ee Hargaysa.

Wasiirka Galan ayaa u sheegay ciidamada inay dowladda Puntland ay xuquuq ahaan ula simanyihiin ciidamadan cusub kuwii hore u jiray, waxaana uu xusay sidoo kalle inay si gaar ah xil isaga saari doonaan.

Galan ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo inay ciidamadan ay qayb ka noqdaan dalkooda iyo dadkooda, ayna kasoo laabtaan siyaasadda ku dhisan nacaybka ee Somaliland.

Hoos kadaawo

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com