Taliyaha saldhiga Burtinle oo Daljir uga waramay howlgalo ay ka sameeyeen magaalada dhegayso)

Taliyaha saldhiga  Burtinle oo Daljir uga waramay howlgalo ay ka sameeyeen magaalada dhegayso)

Taliyaha saldhiga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Siciid Cabdi Kurtun oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka warbixiyey falalkii amni daro ee ka dhacay degmada.

waxa auu taliyaha sheegay in xabsiga la dhigay dhalinyaro farabadan oo faldambiyeed lagu helay iyo hubkii ay wax ku dileen.
Tlaiya ayaa waalidiinta ugu baaqay in ay ubad kooda ceshadaan inta aysan soo galin gacanta Booliska.

wariye Farateen ayuu uwramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com