Ciidamada amniga Puntland oo Badhan ku xiray guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sanaag u qabilsanaa Somaliland

Ciidamada amniga Puntland oo Badhan ku xiray  guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sanaag u qabilsanaa Somaliland

Ciidamada amaanka Puntland ee ku sugan degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa maanta xiray Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus guddoomiye kuxigeenkii Somaliland u qaabilsanaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag.

xariga Cabdiraxmaan ayaa yimi sida la sheegay ka dib markii uu diiday in uu ka tanaasulo xilka uu u hayo mamaulka Soomaalidiidka ah ee gobolada waqooyi.

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamo katirsanaa mamaulkaasi Soomaalidiidka ah ay ku soo biireen ciidamada Puntland kadib markii ay garwaaqsadeen hagardaamada maamulka Muuse Biixi uu ku hayo gobolada Sanaag iyo Sool.

Daljir kala soco warkan oo faah faahsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com