Xildhibaan Nuur Siidow ‘Baaba Xasan’ oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee u matala Koonfur Galbeed Soomaaliya, lana beel ah marxuun Axmed Maxamed Xaaji Eeno oo u dhintay jirdil ba’an oo ay u geysteen ciidamada Janaral Muxyadin, Taliyaha Booliska Puntland, ayaa Radio Daljir uga warramay waxa uu ka ogyahay dilka marxuunka iyo wax xiriir ah oo uu Xildhibaan ahaan la sameeyey Dowladda Puntland.
Xildhbaanku waxa uu u warramay wariye Xasan Heykal.
Hoos ka dhegayso.
Warar la xiriira
Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)
COMMENTS