Gaalkacyo, 02 – April – 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinaya wariye Cabdinaasir Maxamed Cal, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
Duqaymo lagu dilay Saraakiil ka tirsan Shabaab, iyo Madaxwayne Xassan Shiikh oo mar-kale ku celiyay balan-qaad ah in cafis loo fidin-doono qofkii Al-shabaab ah oo isku soo dhiiba Dowladda Federaalka ee Soomaaliya
Wadaxaajoodyadii DF Iyo Puntland oo aan wali wax natiijo ah laga gaarin
Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta kusoo dhigay sargaal ka tirsan Al Shabaab
Biyo Dhaamis loo sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Barri
Kulan lagu taageerayo Guddiga Olombikada Gobolak Barri oo Boossaaso lagu qabtay iyo qodobo kale.
Hoos ka dhagayso Barnaamijka oo dhammaystiran.
COMMENTS