Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

Waxaa lagu wadda Gordhow inuu ka furmo Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka Maalgashiga Puntland kaas oo uu furi doono Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galaya Madaxda Shirkado Caalami ah & ganacsato ka imaanaya dalalka geeska Afrika,si ay u arkaan fursadaha maalgashi ee ka jira deegaannada Puntland.

Codad iyo Muqaalo kalaco Radio daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com