Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somaaliya

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somaaliya

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta waxaa uu kulan kula qaatay safaarada Turkiga Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mehmet Yilmaz.

Taliyaha Iyo safiirka ayaa kawada hadlay xiriirka Booliiska Soomaaliya iyo kan Turkiga iyo Mashaariic kala duwan oo DTurkiga uu ka taageeri doono Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo qodobo kale.

Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar) ayaa u mahad celiyey Safaarada iyo Booliiska Turkiga sida ay markasta u garab taagan yihiin Ciidanka Qalabka Sida iyo guud ahaan Dowlada Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com