Saameynta Xayiraada duulimaadyada Kismaayo.(Daawo)

Saameynta Xayiraada duulimaadyada Kismaayo.(Daawo)

Xayiraada Duulimaadyada Shacabka ee DFS ay kusoo rogtay #Jubbaland ayaa saamayn xoog leh ku yeelatay adeegyada bulshada sida Caafimaadka, Ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha.

Qaar kamid ah shaacabka Magaaladda kismaayo iyo dhaakhtirka cisbitaalada ayaa sidan uga hadlay saamayntaas xayiraadu ay keentay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com