Doorashada Afgaanistaan oo loo dareeray iyo Daalibaan oo ku hanjabtay in ay weeraro qaadi doonto

Doorashada Afgaanistaan oo loo dareeray iyo Daalibaan oo ku hanjabtay in ay weeraro qaadi  doonto

Shacabka dalka Afghanistan ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada madaxtinimada ee dalkaas.

Ololaha doorashada madaxweynaha ayaa waxaa carqaladeeyey weerarradii ay dadka badani ku dhinteen, maalmo uun ka dib markii Madaxweyne Trump ku dhawaaqay wadaxaajoodki nabadeed ee Taliban iyo Mareykanka u dhaxeeyey uu fashilmay.

Natiijada rasmiga ah ee doorashadan maanta dhacaysa ayaan si dhakhso ah loo shaacin doonin, waxay se dad badani ay qabaan in arrintaasi sababi karto qalalaase siyaasadeed oo hor leh maadaama oo dimuqraadiyadda Afghanistan..

Doorashadaan oo laba goor oo hore dib loo dhigay ayaa ku soo beegmaysaa iyadoo a bishii hore ay fashilmeen wadahadallo nabadeed oo ay lahaayeen Maraykanka iyo Taliban.

Shacabka Afghanistan ayaa maanta u dareeray cod bixinta doorashada madaxtinimada dalkaas.

Natiijada rasmiga ah ee doorashadan maanta dhacaysa ayaan si dhakhso ah loo shaacin doonin, waxay se dad badani qabaan in arrintaasi sababi karto qalalaase siyaasadeed oo hor leh maadaama oo dimuqraadiyadda Afghanistan..

Tobanaan kun oo ciidamada nabadgelyada ah ayaa la dhigay goobaha codbixintu ka dhacayso. Ururka Taliban ayaa wacad ku maray in ay weerarro ku ekayn doonaan goobaha codbixinta.

Doorashadaan oo laba goor oo hore dib loo dhigay ayaa ku soo beegmaysaa iyadoo a bishii hore ay fashilmeen wadahadallo nabadeed oo ay lahaayeen Maraykanka iyo Taliban.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com