Guddiga dhismaha waddada Burtinle ayaa maanta deeq lacageed oo gaaraysa 9 Malyan oo shilinka Soomaaliga ah ka gudoomay shacabka deegaanka Arilays ee degmada Burtinle.
wariyaha Daljir Burtinle Axmed Cabdi Axmed ayaa soo jeedinaya warbixintan.
FAALLOOYIN & FALCELIN