Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Al-shabaab iyo kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay gobolka  Bakool

Kooxda Macawiisley iyo kooxda AL-shabaab ayaa saaka waxa uu dgaal xoogan uu ku dhaxaxmaray deegaano ka kala tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan.

Wararka ay helaysi idaacada Daljir ayaa sheegaya in dagaalkan uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la shegay Kooxda la magac baxday Macawiisley ay weerar gaadma ah ku qaadeen Saldhigyo Alshabaab ay ku leeyihiin xadka kala qeybiya gobolada Bakool iyo Hiiraan.

Horjoogayasha Macawiislayda ayaa dalsan u sheegay in dagaalka ay ku qabsadeen si kooban deegaanada ay weerarka ku qaadeen,waxaa kale oo ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Shabaab hubna ay ka qabsadeen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com