Duqa Bosaaso“Xaaji Xasan Yuusuf wuxuu gurigiisa dabaqa ah u dumiyay danta guud isagoo eegaya” (dhegayso)

Duqa Bosaaso“Xaaji Xasan Yuusuf wuxuu  gurigiisa dabaqa ah u dumiyay danta guud isagoo eegaya” (dhegayso)

Duqa degmada Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka hadlaayay kulankii madaxweyne Deni iyo bulshada Bosaaso ayaa sheegay in Xaaji Xasan Yuusuf oo kulahaa guri dabaq ah magaalada Bosaaso uu udumiyay danta guud kadib markii gurigiisa uu saddax Mtr waddada ka soo galay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com