Madaxweyne Deni“ Puntland waxaa laga fidiyay sumcad xumo, Hay’adaha dowladda waxa ay gabeen in ay dadkooda xaqiiqada dowladda uga waramaan” (dhegayso)

Madaxweyne Deni“ Puntland waxaa laga fidiyay sumcad xumo, Hay’adaha dowladda waxa ay gabeen in ay dadkooda xaqiiqada dowladda uga waramaan” (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Bosaaso ayaa sheegay in Puntland laga fidiyay sumcad xun oo ay qayb ka yihiin dad udhashay oo la marin habaabiyay.

waxa uu sheegay in wafdigii ganacsatada ahaa ee ka yimid Imaaradka Carabta ay aad uga baqeen in ay Bosaaso yimaadaan, iyadoo laga dhaa dhiciyay in aysan amni ahayn.

Madaxweynaha waxa uu ku dhaliilay Hay’adaha dowladda iyo in ay ka gaabiyeen in shacabkooda ay la hadlaan oo ay xaqiiqada dadka uga waramaan.

hadalkan ayuu ka sheegay kulankii uu habeen ka hor Bosaaso kula qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan.

Xasan Heykal, Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com