Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)

Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)

Qiimaha qudaarta ee suuqa Bosaaso ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn waxaan kiiladii Yaanyada lakala siisanayaa 40kun oo shlinka Soomaaliga ah, halka markii hore ay ka ahayd 25kun oo shilinka Soomaaliga ah.

Khudaarta ayaa Puntland waxa ay uga timaadaa dalka Itoobiya.

qaar kamid ah dadka ka ganacsada qudaarta ayaa sidaasi Daljir usheegay.

arintan ayaa waxa ay saamaysay dadka danyarta ah.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com