Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo cayaaraha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan magaaladda Buhoodle ee xarunta gobalka Cayn.
Ujeedka wafdigan ayaa ah kormeerida degmadda iyo ogaanshaha baahiyaha ay qabaan dhalinyaradda Cayaaraha gobalka Cayn.
Wasiirka ayaa sheegay inay kormeereen xarumaha kala duwan ee wasaaradaha Dowladda Puntland,isago sheegay inay kulamo la qaaten bulshadda gobalka Cayn.
COMMENTS