Khilaaf ka taagan degaanka Balibusle ee gobalka Mudug (dhegayso)

Khilaaf ka taagan degaanka Balibusle ee gobalka Mudug (dhegayso)

Xildhibaan Xuseen Biixi Mataan oo kamid ah golaha deegaanka ee degmada Jariiban ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir wuxuu uga hadlay Deegaanada aan maamulku u dhisnayd ay kamid tahay deegaanada Salax iyo Balibusle oo buuq ka taaganyahay.

Xildhibaanka ayaa sheegay in dadka deegaanka Saax ay u diyaar Garoobeen doorasho isla markaana wuxuu nasiib xumo ku tilmaamay doorosho ka dhacday deegaanka Bali-Busle ee degmada Jariiban gobolka Mudug.

Xidhibaanka oo kusugan deegaanka Salax ayaan khadka Taleefoonka kula xiriirnay ugu horayna xaalada degmada iyo hormarka ayaan wax ka waydiinay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com